Description
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka , Daaqa Iyo Isbedelka Cilimada Dowlada Puntland Mudane Maxamed Abdiraxmaan Maxamed oo ay weheliyaan Agaasimaha Waaxda Shuruucda iyo Sahminta Deegaanka iyo Agaasimaha Waaxda Qorshaynta iyo Dallada Hey'ada Maxalliga ah ee PuntNGO ayaa daahfuray Shirka Baahinta iyo Dhaqan galinta shuruucda ilaalinta Deegaanka gaar ahaan Sharciga sahminta saamaynta deeganka iyo arimaha Bulshada.Shirkaan oo ka qabsoomay xarunta Wasaaradda Deegaanka,Daaqa Iyo Isbedelka Cimilada Dowlada Puntland ayaa ka soo qayb galay 42 hay'adood oo iskugu jira kuwa maxalli' ah iyo ku International ah iyo Unka waxana laisla qaatay meelmarinta shuruucda ilaalinta Deegaanka iyo in mashaariicda horumarineed lagu saleeyo sharciyada Deegaanka gaar ahaanna Sahmin Saameynta.Xafiiska Warfaafinta Wasaaradda Deegaanka Daaqa Iyo Isbedelka Cilimada Dowlada Puntland.
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka , Daaqa
Iyo Isbedelka Cilimada Dowlada Puntland Mudane Maxamed Abdiraxmaan Maxamed oo ay weheliyaan Agaasimaha Waaxda Shuruucda iyo Sahminta Deegaanka iyo Agaasimaha Waaxda Qorshaynta iyo Dallada Hey'ada Maxalliga ah ee PuntNGO ayaa daahfuray
Shirka Baahinta iyo Dhaqan galinta shuruucda ilaalinta Deegaanka gaar ahaan Sharciga sahminta saamaynta deeganka iyo arimaha Bulshada.
Shirkaan oo ka qabsoomay xarunta Wasaaradda Deegaanka,Daaqa Iyo Isbedelka Cimilada Dowlada Puntland
ayaa ka soo qayb galay 42 hay'adood oo iskugu jira kuwa maxalli' ah iyo ku International ah iyo Unka
waxana laisla qaatay meelmarinta shuruucda ilaalinta Deegaanka iyo in mashaariicda horumarineed lagu saleeyo sharciyada Deegaanka gaar ahaanna Sahmin Saameynta.
Xafiiska Warfaafinta Wasaaradda Deegaanka Daaqa Iyo Isbedelka Cilimada Dowlada Puntland